Golaha Ammaanka Qarama Midoobay Oo Loo Gudbiyey Qorshaha Lagu Beddelayo Ciidamada AMISOM
February 15, 2022 - Written by admin
New York(Berberatoday.com)-Saraakiisha Midowga Afrika (AU), Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa qaatay dukumentiyo muhiim ah oo muujinaya qorshaha lagu dhisayo howlgalka cusub ee beddelaya Ciidammada Midowga Afrika ee AMISOM.