Maamulka Degmada Wajaale Oo Wado Nooceegu Cusub Yahay Ka Hirgalinaya Gudaha Magaalada”Daawo Muuqaal
February 15, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Maamulka Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley ayaa hirgalinayo wado casri ah oo la dhigayo dhagaxa Qorka taasi oo qayb muhiim ah. Ka qaadan doonta bilicda magaalada wajaale .

