Shacabka Hargaysa Oo Ka Qayliyay Sicir Bararka, Wasiir Saajina Ugu Baaqay In Uu Iska Casilo Xilka.
February 16, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka Magaalada Hargaysa Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Sixir Bararka,Wasiir Saajina Ugu Baaqay In Uu Iska Casilo Xilka.