Gudida Dabagalka Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Iyo Nuxurka Su,aalo Xasaasiyay Oo Ay Waydiiyeen”Daawo Muuqaal
February 17, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudi hoosaadka golaha wakiilada ee dabagalka hantida qaranka ayaa maanta kulan la qaatay maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa Maxamed cali daarood halkaasi oo ku waydiiyeen su,aalo la xidhiidha halka ay marayso biyo galinta hargaysa iyo dhaqaalaha ku baxay
Sidoo kale maareeye daarood ayaa wax laga waydiiyay xaalada deegaanka hora haadlay, saacadaha ay wakaaladu ku khasabto guryaha .