Gudoomiyaha Degmada Awbare Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Ka Warbixiyay Laba Dhalinyaro Ah Oo Ciidanka Liyuu Boolisku Dileen”Daawo Muuqaal
February 18, 2022 - Written by admin
Awbare(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Degmada Awbare Khadar Maxamed Aadan ee gobolka faafan ee ismaamulka somalida itoobiya ayaa markii uhoraysay laba dhalinyaro ah oo ciidanka liyuu boolis xili ay kusoo jeedaan magaalada awbare iyagoo ka yimid magaalada boorama ee somaliland falka ciidamadu ku dileen labada dhalinayara ah ayaa kacdoon ka abuuray magaalada awbare oo dad ka gadoodsani ay isku soo baxyo sameeyaan.
