berberatoday.com
Booliska Somaliland Oo Qabtay Tahriibayaal Itoobiyaan Ah
February 19, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliiska Somaliland ee degmo ganacsiyeedka Wajaale, ayaa gacanta kusoo dhigay 120 tahriibayaal Itoobiyaan ah oo sifo sharci daro ah ugu soo gudbayay Somaliland.

Taliyaha ciidanka booliiska degmada Wajaale, ayaa sheegay in tahriibayaasha gacanta lagu soo dhigay xili habeenimo ah, waxaanu intaa ku daray in sidookale lasoo qabtay ragii tahriibinayay.

“Ciidanka booliisku waxay xalay abaaro 4:00 am la kulmeen 120 nin oo tahriibeyaal ah, oo kasoo tahriibay dalka Itoobiya, kuwaasi oo u gudbayay Somaliland, waxaana gacanta lagu dhigay 120 kii tahriibe, laba baabuur iyo saddex magafe oo waday”  ayuu yidhi taliyuhu.

Taliyaha ayaa intaa ku daray in ay qorshaynayaan in ay tahriibayaasha dib ugu celiyaan dalkoodii “Waxaanu qorshaynaynaa in aanu u gudbino Itoobiya 120 kaa tahriibeyaasha ah”.

Dadka Itoobiyaan ka ah ayaa badana Somaliland kusoo gala sifo sharci daro ah, iyagoo ay xuduudka kasoo gudbiyaan rag tahriibiyeyaal ah oo lacag kaga qaata in ay soo gaadhsiiyaan meelaha ay rabaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews