“Heshiiskani Waxa Uu Wax Weyn Utari Doona Bulshada Jsl Oo Si Fudud Midba Midka Kale Uga Wici Doono,Telesom Iyo Somtel Hadba Qofku Simcardka Uu Isticmaalo”Wasiir Cabdiwali.
February 19, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada jsl Dr Cadbiwali Sh, Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa shirkadaha Isgaadhsiinta uga mahad celiyay heshiishka ay ka gaadheen isku furnaanshaha telefoonada shirkadaha telesom iyo somtel oo maanta kala sexeexday heshiish isagoo sheegay in shacabka somalilandna ay faa,iido wayni ugu jirto.
