Wefti Ka Socda Dawlada Emaraadka Carabta Oo Lafilayo In Ay Safar Ku Yimaadaan Somaliland!
February 19, 2022 - Written by admin
Abu Dhabi(Berberatoday.com)-Wefti sare oo ka socda dawladda Emaaraadka Carabta, ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda Safar Ku yimaaddaan Jamhuuriyadda Somaliland.
Mas’uuliyiin ka socda dawladda Imaaraadka ( UAE ), ayaa Sheegay in safar ay ku tagayaan Somaliland, si ay uga Qaybgalaan dhagax-dhigga biriij cusub oo laga dhisayo jidka xidhiidhiya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.
