Xildhibaan Gavin Williamson Oo Socod Lug ku Dhexmaray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Soo Dhawayntii Shacabku Ay Ku Qaabileen”Daawo Muuqaal
February 20, 2022 - Written by admin
Hargysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Gavin Williamson oo katirsan Baarlamaanka dalka ingiriiska ahaana xildhibaankii baarlamaanka hor geeyay dood ay ka yeesheen aqoonsiga Somaliland oo maalmihii udanbeeyay wafti uu hogaaminayaa ay safar ku joogeen Somaliland ayaa maanta galinkii danbe socdaal lug ah ku dhexmaray suuqyada caasimada hargaysa.
