Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegay Inay Gubeen Noodhadh Kamid Ah Lacagta Shilinka Somaliland Iyo Sababta”Daawo Muuqaal
February 23, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa shaaciyay in ay gubayaan noodhadh kamid ah lacagta shilinka Somaliland kaasi oo aan hada la isticmaalin kala ah 10, 50shl, 100shilin.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan