berberatoday.com
Qaarkamid Ah Culimada Aw Diinta Somaliland Oo Ka Hadlay Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed Oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo.
February 23, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah culimada Somaliland oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay geerida sheikh cabdinaasir Axmed Yuusuf oo kamid ah culimada gobolka sool oo maanta qarax lagu dilay isagoo ku sugan  magaalada kismaayo ee dalka Somaliya.

 

Culimadan ayaa ka waramay taariikhda sheikh cabdinaasir oo gacan ka xaqdarani dishay isagoo arimo diimeed iyo faafinta wacdiga lagu dilay kismaayo.

Sidoo kale culimadan ayaa shacabka iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku tacsi udiray iyagoo ilaahay uga baryay in uu samir iyo iimaan kasiiyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews