berberatoday.com
Wasiir Marreexaan: Gadh-wadeenka isu-soo-dhowaanshaha Xukuumadda iyo Beesha Bariga Burco W/Q Rashiid Cali
February 23, 2022 - Written by admin
Wasiir Marreexaan: Gadh-wadeenka isu-soo-dhowaanshaha Xukuumadda iyo Beesha Bariga Burco
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Md Cali Xasan Maxamed (Marreexaan), waxa isku soo celiyey xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo Beesha Bariga Burco oo beryihii u dambeeyey aad u kala maagay. Wuxuu dadaal badan geliyey in madaxwaynaha iyo salaadiinta Beesha Bariga Burco isa soo horfadhiistaan. Wuxuu wax ka qabtay mashaariic beeshaasi ka cabanaysay oo dhinaca biyaha u badan oo hore KULMIYE u ballanqaaday. Wuxuu isku soo dhoweeyey xukuumadda iyo ganacsatada beeshaas oo hore u kala cabanayey sida diyaaradaha Flydubai iyo Alcarabiya.
Wasiir Cali hadda si weyn uma muuqan ee sannadihii 2014 ilaa 2015kii wuxuu kaalin mug leh ku lahaa xallinta khilaafkii cuslaa ee xisbiga KULMIYE xukuumadda ka dhex qarxay, wuxuu hormuud u ahaa dadkii ka shaqeeyey turxaan-bixinta khilaafyadaas, isaga oo Xoghaye u ahaa guddidii turxaan-saarka ee ka shaqaysay qabsoomidda shirweynihii KULMIYE ee April 2014.
W/QRashiid Cali .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews