Dawlada Maraykanka Oo Sheegtay Inay Xannibaad Kusoo Rogayso Masuuliyiinta Somaaliya Ee Ku Lugta Leh Dib Udhaca Doorashada!
February 27, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)–Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku Soo rogayso xannibaado ka dhan ah fiisaha tiro ka mid ah Mas’uuliyiinta Soomaaliyeed iyo shakhsiyaadka kale ee ku lugta Leh dib u dhaca ku yimid doorashada.
