Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Tababar Ku Saabsan Maareynta Iyo Kawaramida Khataraha Iyo Masiibooyinka Dabiiciga Ah Hargeysa Uga Furay 25 Suxufi Oo Gobolada Isaga Kala Yimi”Daawo Muuqaal
February 27, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa 25 Suxufi u furay Tobabar ku Saabsan Maaraynta khatarta Masoobinka Dabiiciga ah, Tobabarka oo Socon doona mudo laba maalmood ah ayaa ka furmay Hotel Maansoor ee Hargeysa.