Wadahadalo Toos Ah Oo Dalka Belarus Uga Furmay Ruushka Iyo Ukraine.
March 1, 2022 - Written by admin
Belarus(Berberatoday.com)-Wada hadalo toos ayaa dalka berarus uga furmay waftiyo ka kala socda Ukraine iyo Ruushka, iyadoo laga wada hadlayo xalka colaadeed ee ka aloosan xadka labada dal.
