Midowga Afrika Iyo Somaliya Oo Isku Raacay Qorshe Lagu beddelay Howlgalka AMISOM
March 2, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Midawga Afrika iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isla meel dhigay qorshaha lagu bedelayo howlgalka (AMISOM), iyadoo lagu bedelayo howlgal cusub ee loogu magac daray ATMIS.