“Putin Wuxuu Dusha Uridan Doonaa Dhibaatada Ka Dhalata Duulaanka Ukraine”Madaxweyne Joe Biden”
March 2, 2022 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Biden, ayaa sheegay in madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin u dusha u ridan doono mas’uuliyadda dhibaatada ka dhalata duulaanka uu ku qaaday Ukraine.