Siyaasiyiinta Iyo Haldoorka Beelaha Warsan-Gali Oo Shir Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Ujeedada Uudaarnaa!
March 2, 2022 - Written by admin
“Waxaan Maanta Ujoogaa Warsan Gali, Oo Han Iyo Himilo Siyaasadeed Ka Muuqdo”Caaqilka beesha.
Hargeysa(Berbertoday.com)-Siyaasiyiinta,waxgaradka iyo dhalinyarada warsan gali oo kamid ah beelaha reer somalialnd ayaa shirk u yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ahaa mid ay iskaga xaal waraysanayeen xaalada guud ee dalka iyo mustaqbalka siyaasadeed ee beeshy ku leedahay dalka.

