Magaalada Wajaale Oo Maanta Lagu Aasay 4Qof Oo Isku Qoys Ahaa Oo ku Geeriyooday Guri Ku Gubtay.
March 3, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta Magaalada wajaale lagu aasay qoys maalintii shalay ku shuf beelay dab ka kacay gurigooda kaasi oo sobobay dhimashada afar qof oo kala ah laba caruur ah, hooyadood iyo walaasheed,
