Somaaliya Iyo Jabuuti Oo Ku Biiray Dalalka Canbaareeyay Duulaanka Ruushku Ku Qaaday Dalka Ukriane,
March 3, 2022 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ka mid Noqday 141-ka wadan oo caalamka katirsan, kuwaas oo Ucodeeyay qaraar lagu cambaareynayo duulaanka Ruushka ku qaaday dalka Ukraine.
