berberatoday.com
“Muuse Doorasho Uu Qabanayo 13November Majirto, Kulamadan Iyo Waxan Uu Wadaana Waa Hoosaasin Iyo Burushay”Jaamac Shabeel”Daawo Muuqaal
March 6, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jaamac Shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland hore looga saaray xisbi xaakimka kulmiye kadib markii khilaaf soo kala dhex galay madaxwayne biixi ayaa talaabada siyaasi maxamuud xaashi kulmiye dib ugu noqday ku tilmaamay guuldaro siyaasadeed oo uu ku dhacay ismarkaana aanay waxbka u oolin xisbiga kulmiye oo maxamuud xaashi hore looga saaray.

 

Sidoo siyaasi jaamac shabeel ayaa sheegay in aanay muuqan doorasho uu dalka qabanayo madaxwayne biixi kulamada uu la qaatay musharaxa wadani iyo gudiyada komishanka doorashooyinka iyo kuwa ururada siyaasaduna ay yihiin burushay iyo sawiro uu la galayo qolooyinka uu la kulmay.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews