Warbixin Laga Diyaariyay Dhaam Biyood Xukuumadu Ka Qodaysay Deegaanka Fiqi Fuliye Oo La Musuq Maasuqay!
March 6, 2022 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Dhaam biyood xukuumada Somaliland ka hirgalisay deegaanka fiqi fuliye ee gobolka Sanaag ayaa loo dhisin sidii loogu talo galay kaasi oo laga musuq maasuqay kaasi oo laga maalgaliyay sanduuqa SDF
Hadaba warbixin laga diyaariyay dhaamkan oo ay ka xogwarameen dadka deegaanku