“Miisaaniyadu Way Korodhaa Balse Nolosheenu Waa Sidii”Siyaasi Duur.
March 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed nuur caraale “duur” oo kamid ah gudida baraaha ayaa ka hadlay xaalada baareed ee dalka iyo sida loogu baahan yahay in ay gurmad ka gaysanayo
Sidoo kale siyaasi duur ayaa ka hadlay sida aynaan cimcada eebe uga faa,iidaysan