berberatoday.com
“Dadaka hadiyo Jeer Uu Wakhtiga Badani Kaga Lumo Dakhliga Yar Ee Berbera Iyo Kuwa Hoosta Ka Guuxaaya Waxan Leeyahay Berbera Iyaday Waxbadano Ay Xaq Ulahayd Ay Ka Maqanyihiin”W/Q Cabdisalaan Xariir Sheekh Cismaan
March 8, 2022 - Written by admin
Dadaka.hada iyo.jeer uu wakhtiga badani kag
lumo dakhliga yar ee berbera iyo kuwa hoosta ka guuxaaya ee farahabadan.ee aanu wali soogalgala bixin.balse laga warqabo. Khuuradooda waxaan odhan.lahaa berbera iyada. Waxbadan.oo ay xaq ulahayd ay ka maqanyihiin oo ay ka midtahay dakhliga dawlada dhexe oo boqlkiiba todbaatan ka soobaxo berbera aanay waxba kagawa soo leexan.oo ka aradan.dhaqaalheedii diiifta iyo waynaha adag ee haystana aad ka arkaysaa degmooyinka kala duwan ee gobolka.
Hadise anga oo afka sharooto iskaga.xidhnay.gocashooyin farabadan oo aanu qabo .awgood.waliba docodoayn iyo daandaansi.naloogu siidaro waxaan filayaa hadaanu baroosinka soo goosano in aanay arrintayada aanay cidiba maarayn doonin ee hana kalifina.oo xaaladana hagaadhsiinina meel aan waxba laga qabankarin , soomaalidu waxay tidhaahdaa.libaax.
Libaa laba raqood lagama wada kiciyo laaca arragtee.laaga mogtahay .wadhaf iyo shinbiro warisumahayaan. Iyo qaarkale.oo.badan.
Waxa Qoray Cabdisalaan Xariir Sheekh Cismaan
Berbera Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews