Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Ganacsiga Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen Oo Ah Sicir Bararka Dalka Aafeeyay”Daawo Muuqaal
March 8, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa kulan la qaatay wasiirka wasaarada ganacsiga kaasi oo ujeedadiisa ahayd sidii ay uga xaalwaraysan lahaayeen kor ukaca shidaalka iyo miciishada dalka