“Ma Dhacayso Xisbiyo Urruro Noqonaya, Mana Suurtoobayso Urruro Ka Qeyb Gali Doona Doorashada Madaxtooyada Ee 13ka November, Cid Awood Uleh Muddo Xileedka Axsaabta Inay Maalin Ka Dhinto Ma Jiri Doonto”Musharax Cabdiraxmaan Ciro
March 8, 2022 - Written by admin
Musharax Cirro.“Ma dhacayso Xisbiyo urruro noqonaya, mana suurtoobayso Urruro ka qeyb gali doona Doorashada Madaxtooyada ee 13ka November, cid awood u leh muddo xileedka Axsaabta in ay maalin ka dhinto ma jiri doonto sida aanay suurtogal u ahayn in muddo xileedka Madaxweynaha maalmo laga dhimo“.
” Waxaa nasiib daro ah in Muuse shalay qabashadii doorashada ku wareejiyey ciidamada Qaranka …” Gudoomiye Ciro