Xukumada Jabuuti Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Masuuliyiin Xabsiga Loo Tabaaxay Iyo Eedaha Loo Haysto.
March 9, 2022 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Xeer Ilaaliyaha guud ee dalka Jabuuti ayaa Sheegay in balaayiin lacag ah lagu lunsaday heshiis been abuur Ah oo dhexmaray mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Miisaaniyadda Jabuuti iyo koox ganacsato ah.
