“13 November Wixii Ka Danbeeya Xukuumad Sharci Ahi Majirto Mana Aqoonsanaan Doono, Waxa Dhib Doonaya Madaxwaynaha 5-ta Sanno Fadhiyey Ee Maanta Ay Ka Dhamaanayso”Gudoomiye Xirsi Cali Xasan”Daawo Muuqaal
March 10, 2022 - Written by admin
Sharciga hadii la diido , 13 November wixii ka danbeeya xukuumad sharci ahi ma jirto ;
“ Waxa dhib doonaya madaxwaynaha 5-ta sanno fadhiyey ee maanta oo ay ka dhamaanayso laga kari laayahay mawqifkaaga doorasho cadeeyoo kaalay nala-tartan , ee ku wareegaalaysanaya ururo aan wakhtigoodii la gaadhin , Waxa dhibaato doonaya madaxwaynaha kuwo shalay uu dhib u geystay maantana u dhaaranaya “.
https://youtu.be/WiGxy5pebeU
Berberatoday.com