“Danta Qudha Ee Xukuumadda Ururadda Ugu Jirtaa, Waa Muddo Korodhsi”Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani
March 10, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga wadani waabeeye ayaa ka hadlay ujeedada xukuumadu ka leedahay furista ururada siyaasada oo uu sheegay in ay tahay mudo kordhin loo sameeyo xukuumada