berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Safarkiisa Dalka Mareykanka Iyo Cidi Ku Wehelin Doonta
March 11, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Somaaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamida xukuumadiisa iyo ganacasato oo ah waftiga u kicitimi doona USA, waftigan oo ah mid culus ayaa maalinta sabtida dalka ka Anbabaxaya Visaha dalku galka ah ee Maraykanka ayuu dhawaan u keenay wakiilka Somaaliland u fadhiya dalka Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed
Xubnaha xukuumada
Madaxweyne
Muuse Biixi Cabdi
Wasiirka Arimaha dibada
Wasiirka Arimaha Gudaha
Wasiir warfaafinta
Wasiirka Ganacsiga
Wasiirka Degaanka
Xubnaha ganacsatada
Maxamad siciid Ducaale (Dahabshiil)
Maxamad siciid Geedi. (Maxamad Aw siciid)
Cabdikarim Maxamad iid (Telesom)
Cabdinaasir Aadan Nuur (Telesom)
Xubin Bulshada Rayidka ah
Dr-Jaamac Muuse Jaamac
Madaxa xarunta dhaqanka Hargeisa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews