Faah Faahinta Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Dilal Loogu Geystay Gudaha Dalka Koonfur Afrika.
March 12, 2022 - Written by admin
South Africa(Berberatoday.com)-Dalka koonfur Africa ayaa ah mudooyinkii udanbeeyay noqday meelo soomalida degan loogu gaysto dilal iyo ugaadhsi meheradahooga ganacsiga lagu boobo
Kooxo dablay ah ayaa habeenkii xalay dalka koonfur Africa ku dilay laba qof oo soomali ah