Halkee Ayay Ku Danbeeyeen Biyo Xidheenadii Xukuumadu Hore Uga Dhagax Dhigtay Deegaanka Salaxley.
March 12, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa dhowr biyo xidheen hore uga dhagax dhigtay deegaano katirsan degmada sallaxley kuwaasi oo aan waxba ka hirgalin kuwaasi oo maalintii xukuumadu dhagax dhigaysay ay sheegtay in biyo xidheenkan uu noqon doono ka ugu wayn Somaliland.
