Gudida Joogtada ah Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen!
March 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa kulan la qaatay gudoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Jamaal caydiid kaasi oo ay ka xog waraysteen xaalada sixir barar ee dalka ka jirta