Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Ka Hadashay Fariimo Been Abuur Ah Oo Haayada Concer World Wide Udirtay Shacabka Somaliland.
March 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warsaxafadeed kazoo baxay haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa lagaga hadlay fariimo dhawaan haayada concer world wide udirtay bulshada Somaliland kuwaasi oo ay ku sheegtay in heleen maalgalin lacageed oo ay iska kaashadeen dawlada Somaliland midwoga yurubna bixiyay taasi oo ahayd mid aan sal iyo raadtoona lahayn.
