Wefti ka socda Baarlamanka Somaliland Oo Gaadhay Xarunta Baarlamanka Midowga Yurub
March 13, 2022 - Written by admin
Brussels(Berberatoday.com)-Wefti ka socda Baarlamaanka Somaliland oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada, ayaa maanta gaadhay magaalo-madaxda dalka Belgium oo ah Xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub.