berberatoday.com
Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Degay Dallas International Airport Ee Dalka Maraykanka Si Ballaadhana Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka.
March 13, 2022 - Written by admin

Dallas(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee ka koobnaa wasiirada iyo ganacsatada ayaa gaadhay dalka maraykanka, iyadoo halkaasi loogu soo dhaweeyey si ballaadhan oo habmaamuus qarannimo leh.
Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisa halkaa ku sugayey kuna soo dhaweeyey madax sare oo ka tirsan dawladda Maraykanka iyo masuuliyiin kala ah wasiirka Arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah, Dr Ciise Keyd Maxamuud safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Maraykanka, Amb. Bashiir Good iyo qaar ka mida Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Maraykanka.
Waxaana madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigiisa loo galbiyey Hotelkii loogu talogalay inay ka degaan Washington, waxaana soo dhawaynta ka dib safarka Madaxweynaha Warbaahinta uga waramay Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland, Amb. Bashiir Good oo ugu horayn u mahadnaqay cidkasta oo ka qayb-qaataday soo dhawaynta weftiga madaxweynaha qaranka Somaliland.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews