Maraykanka Oo Ka Hadlay Dib Udhaca Markale Ee Ku Yimid Doorashada Golaha Shacabka Dawlada Xamar
March 16, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safaaradda Dawlada Mareykanka ee Soomaaliya oo Qoraal soo dhigtay barta Twitter-ka, ayaa hoosta ka xariiqday in dowlad-gobolleedyada Koonfur-Galbeed iyo Galmudug ay doorashada Golaha Shacabka kusoo gabo-gabeeyeen waqtigii lagu ballamay ee 15-ka bishan Maarso.
