Ururka Macalimiinta Somaliland Oo Beeniyay Xubno Magaca Ururka Sheegtay
March 16, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka macalimiinta Somaliland ayaa beeninay in aanay ururka ahayn xubno sheegtay magaca ururka
Gudoomiyaha ururka macalimiinta jsl ayaa ka hadlay arimahaasi iyo marxaladihii uu soo maray ururku.