Wargeyska East African Oo Warbixin Ka Qoray Socdaalka Madaxweynaha Somaliland Ee Maraykanka
March 18, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Wargeyska East African oo ka soo baxa Dalka Kenya, ayaa warbixin dheer ka qoray socdaalka Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ku joogo dalka Maraykanka.
