Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Wax Laga Waydiiyay Bassport Uu Ku soo Safray Iyo Arimo Kale +Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
March 19, 2022 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa su,aalo la xidhiidha safarkiisa iyo bassportka uu kusoo safray waydiiyay qaarkamid ah warbaahinta dalka maraykanka isagoo usheegay in uu soo safray bassportka Somaliland