berberatoday.com
“Somaliland Waxay Maraysaa Heer Aan Lays Lahayn Way Gaadhaysaa Shalay Baarlamaanka Ingiriiska Ayaa Dooday Maanta Congreskii Maraykanka Ayay Maraysaa”Dr Axmed Xuseen Ciise.
March 19, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Axmed Xuseen Ciise ayaa wax laga waydiiyay safarka madaxwaynaha somaliland ku jooga dalka maraykanka iyo safiraadiisa aqooneed eek u saabsan kulamada uu madaxwaynaha ula qaatay madaxda dawlada maraykanka iyo xildhibaanada aqalka sare ee maraykanka.

 

Dr Aqoonyahan axmed xuseen ciise ayaa tilmaamay in aan la filanyn in madaxwaynaha sidan loo qaabilo ismarkaana ay dawlada maraykanku ay soo saaraan heshiish la doonayo in kuwada shaqeeyaan Somaliland.

Dhanka kale Dr Amxed Xuseen Ciise ayaa ka hadlay waxyaabaha keenaysa in dawlada Maraykanku udanaynayso xidhiidh ay la yeelato Somaliland iyo loolanka ka taagan geeska Africa ee china Iyo Maraykanka udhexeeya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews