Daawo Muuqaalada Guud Ee Kulankii Waftiga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Jaaliyada Qaarad Mareykanka
March 20, 2022 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jsl iyo waftigii uu hogaaminayay eek u sugnaa cariga Dalka Maraykanka ayaa kulan la qaatay jaaliyada reer ee ku dhaqan Maraykanka taasi oo ay kazoo qaybgaleen aqoonyahan iyo dadwayne tiro badan.

