Xubin Katirsan Gudida Caafimaadka Gobolka Saaxil Oo Iscasilay Kadib Markii Uu Qoraal KU Sheegay In Waxba Laga Qaban Waayay Baahiyo Kajira Cisbataalka Dhimirka Berbera
March 21, 2022 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Jaamac Cabdillahi Aw-Aadan Oo Kamid Ahaa Gudidii Caafimaadka Gobolka Saaxil Ayaa Xilkii Iyo Xubinimadii Gudidaas Iskacasilay Kadib Markii Uu Qoraal Ku Cadeeyay In Waxba Laga Qaban Waayay Baahiyo Asaasiya Cisbataalka Dhimirka Berbera Ka Jira.

