“Shacbiga Somaliland Ha Iska Jiraan Shirqoolka Loo Maleegay In Lagu Afduubo Taladooda, Ee Muuse Biixi Doonayo In Uu Ku Cimri-dherarsado”Cali Guray.
March 22, 2022 - Written by admin
KAAM SHAAFNA MARAAKIIB MACDALLA WAABA HUUDHI
Ina Biixi Warkiisu Wuu Cad yahay. “Kol Hadaan Dhergay Anigaaban Idin Gefayn Oo Waan Idinku Sii Galgalanayaa Ama Iska Kay Celiya” Saw Maaha?
Doorasho xisbiyo iyo ururo ay geli doonaan oo ka horaysa 13 November ma qabanayo Komishanka Doorashooyinku ee ma isaga iyo wasiiradiisa ayaa qabanaya? Maya ee wuxu u jeedaa keliya in Doorashada Madaxtooyadu aanay qabsoomin ee muran geliyo. Hadii ay qabsoomi waydo ma dhici doonto doorasho kale oo la isla ogol yahayna eh ogaada.
