Al shabaab Oo Sheegtay In Ay Magangalyo Siiyeen Sheekh Aadan Sune Iyo Qoyskiisa Oo Dhawaan Ka Cararay Somaliland.
March 23, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ururka Alshabaab ayaa sheegay inay deegaanadooda kusoo dhaweeyeen Sheekh Aadan Sunne Iyo qoyskiisa oo dhawaan si dhuumasho ah uga guuray caasimada hargaysa oo uu deganaa,
