berberatoday.com
Baarlamaanka Puntland Oo Dastuurkoodu Ujidaynayo Inay Xilka Ka Qaadaan Madaxweyne Siciid Cabdillahi Deni Hadii Uu Isu Sharaxo Madaxweynaha Dawlada Xamar Isagoon Iscasilin
March 23, 2022 - Written by admin
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni

Garoowe(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ka tirsan barlamaanka Puntland, ayaa sheegay inay xilka ka qaadayaan Madaxwayne Deni haddii uu isku sharraxo xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaan Cawil Daad, ayaa waxa uu sheegay inuu dastuurka Puntland dhigayo, in madaxweynaha aanu qaban karin xil kale, isaga oo sheegay in loo baahan yahay in madaxweynuhu hadii uu baxayo iscasilo.

“Haddii madaxweynuhu isagoo aan iscasilin uu tago, waxay qasbaysaa in baramaanka intuu fadhiisto uu xilka ka qaado, sida uu qabo qodobka 82aad ee dastuurka farqadiisa koowaad” ayuu yidhi Xildhibaan Cawil.

Madaxweyne Deni, ayuu Xildhibaan Daad ku eedeeyay xil gudasho la’aan saddexdii sano ee la soo dhaafay iyo ku tumasho dastuur.

Wuxuu sheegay in mudanayaasha barlaamaanka oo awood sharciyeed ka helaya dastuurka, inay madaxweynaha xilka ka qaadaayan si loo badbaadiyo Puntland.

Madaxweynaha maamulka Puntland, ayaa la filayaa inuu isku soo sharaxo madaxweynaha Soomaaliya, iyada oo noqonaysa markii labaad oo uu isku sharraxayo xilka madaxweynaha Soomaaliya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews