Dagaalyahano Hubaysan Oo Alshabaab Katirsan Oo Gudaha Ugalay Xreda Ciidanka Amison Ee Xalane
March 23, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dagaalyahanno ka tirsan ururka Alshabaab ayaa weerar ku qaadayoo gudaha ugalay qaybo ka mid ah Xerada Xalane gaar ahaan agagaarka Marine Gate oo ah afaafka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ee Aadan Cade Airport.
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa jira, sida ay tabinayaan qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho.
Berberatoday.com