berberatoday.com
Dawladda Maraykanka Oo Ogolaatay In Safaarada Somaliland Kasoo Guurto Virginia Oo Soo Degto Washington Sida Safaaradaha Kale
March 24, 2022 - Written by admin

Washington(Berbereatoday.com)-Dawladda Maraykanka ayaa ogolaatay in xafiiski Safaarada Jamhuuriyadda Somaliland ku lahayd dalka Maraykanka laga soo raro magaalada Alexandria ee Gobolka Virginia oo lasoo dajiyo caasimadda Washington DC oo wax yar u jirta Alexandria.

 

Ogolaanshahan in laga furo caasimadda dalka Maraykanka ayaa wuxu safaaradda Somaliland siinaya meeqaam diblomaasiyadeed oo la mid ah ka safaaradaha kale ee deggan Washington.Talaabadan ayaa ka mid ah guulaha Somaliland usoo hoyday ee ka dhashay wadahadaladi uu madaxweyne Muse Biixi iyo xubnaha wafidigiisa balaadhan ee uu hogaaminaya ay Washington kula yeesheen masuuliin sar sare oo ka tirsan xukuumadda iyo Congress-ka Maraykanka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews