berberatoday.com
Madaxwaynihii Hore Ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale “Xaaf” Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Madaxwaynaha Somaliya.
March 25, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele “Xaaf” Ayaa shaaciyay in uu Usharaxan yahay madaxwaynaha somaliya oo lagu wado in doorashadiisa la qabto sanad gudihiisa.

Ex Madaxwayne Siyaasi  Axmed Ducaale Xaaf oo ku sugan magaalada muqdisho ayaa ku dhawaaqay in uu usharaxan yahay madaxwaynaha somaliya isagoo xusay in uu yahay odayga xiligan ugu haboon hogaaminta somaliya oo ay dhibaatooyin badan ku habsadeen islamarkaana ay ragaadiyeen qabyaalada iyo kooxaha diinta ku shaqaysta oo halis ku haya abnigeeda

 

Sidoo kale siyaasi Axmed Ducaale xaaf ayaa sharaxay qorsaha uu doonayo in uu ku hogaamiyo somaliya hadii alle qadaro in loo doorto madaxwaynaha Somaliya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews