Urur Siyaasadeed Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahan Ururadii Hore!
March 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Urur Siyaasadeed noociisu ku cusub yahay dalka Somaliland ayaa maanta lagaga dhawaaqay magaalada hargaysa.

Urur siyaasadeedkan oo ka duwan ururadii hore ee Somaliland ka jiray iyo kuwa lagu dhawaaqay Hadaba kaasi oo lagu magacaabo Ururka Dib udhiska dalka Iyo dadkaba ee ASAAS.